Shaykh Abu Mansuur oo reer Kismaayo ugu baaqay in ay is dajiyaan lana shaqeeyaan Mujaahidiinta.
Sabti
22 Shacbaan 1429 =23/08/2008
Shaykh Mukhtaar Roobow Cali Abu Mansuur Allaha dhowree oo ah afhayeenka rasmiga ah ee Xarakada Al-Shabaab Al Mujaahidiin ayaa ugu baaqay shacabka ku nool magaalada Kismaayo in ay is dajiyaan lana shaqeeyaan walaalahooda Mujaahidinta kadib markii magaaladaasi laga nadiifiyay mooryaantii Barre Hiiraale.
Abu Mansuur waxaa uu ku adkeeyay shacabka magaalada Kismaayo in ay u duubtaan sidi deegaankooda ay kaga hirgali laheyd shareecada Islaamka,arrinkaasi oo ah yoolka ay Mujaahidiinta Al-Shabaab u gaaree Kismayo.
Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saaka isku faafiyay dhamaan xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Kismaayo iyagoo taageero ka helay shacabka magaaladaasi,waxaana ay wadaan howlgallo ay ku adkeynayaan amaanka.
Saraakiisha Mujaahidiinta ayaa markii hore ay magaaladaasi u tageen u sheegay reer Kismaayo in loogu tagay dhexdooda in shareecada Islaamka lagu nooleeyo lagana qabto dhamaan burcadda uu ugu horeeyo Barre Hiiraale iyo maleeshiyada tuugada ah ee wadooyinka u gasha Muslimiinta.
{ وَلِلَّهِ الْعِزَّةُ وَلِرَسُولِهِ وَلِلْمُؤْمِنِينَ وَلَكِنَّ الْمُنَافِقِينَ لا يَعْلَمُونَ}
اللهم منزل الكتاب سريع الحساب هازم الأحزاب
اهزم الإثيوبيين
الصليبيين
وإخوانهم المرتدين
ومن كان في صفــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــهم