Cadowga Tigreeda oo shacab rayid ah toogasho iyo gowrac ugu geystay Muqdisho.
Jimco 14 Shacbaan 1429 =15/08/2008
Iyadoo qeyb ka ah falalka cadowtooyo ee ka dhanka ah shacabkeena Muslimka ayay Tigreedu ku dileen Muqdisho xalay iyo saaka shacab maati ah oo qaarkood ay gowraceen,.
5 ruux oo qaarkood dhaawac ahaa ayay shalay kaso qafaasheen wadada Muqdisho kaso gasha dhanka Ceelasha Biyaha iyadoona dadkaasi ay ahaayeen beeraley isku dagaashay deegaanka Doon Dheer oo dhaawac isu geysatay.
Cadowgu markuu qabtay wuxuu geystay xerada Asluubta halkaasi oo dhamaantood uu madaxyada kaga wada toogtay xalay isla markaana saaka la helay meydadkooda.
Waxaa ay gaaladu diiday in la qaado meydadkaasi iyagoona sheegtay in lacago la siiyo balse waqti kadib ay suuragashay in halkaasi laga soo uruuriyo meydadka dhibanayaashaasi.
{ وَلِلَّهِ الْعِزَّةُ وَلِرَسُولِهِ وَلِلْمُؤْمِنِينَ وَلَكِنَّ الْمُنَافِقِينَ لا يَعْلَمُونَ}
اللهم منزل الكتاب سريع الحساب هازم الأحزاب
اهزم الإثيوبيين الصليبيين وإخوانهم المرتدين ومن كان في صفــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــهم