Maxaa ka soo baxay shirkii
Jalalaqsi iyo kii jabuuti?
Isniin
17 Shacbaan 1429 =18/08/2008
Shirar ayaa ka kala socday Jabuuti iyo jalalaqsi, dad badan ayaa
si aad ah u sagaayay inay maqlaan natiijada ka soo baxda shirarkaas
isku xiliga ku soo beegmay.
Hadaba aan faaladan ku soo koobno ilaa iyo hadda natiijooyinka
hordhaca ah ee laga helaayo shirarkaasi.
Haddaan ku horeyno shirka jabuuti waxaa ka wada qeyb galay ururuka
dib u xureynta soomaaliya (UDS) iyo Kooxda Riddada.
Axmad C/salaan ayaa horkacaayey xubnaha kooxda Ridada halka Sheekh
shariif uu horkacaayo (UDS)ta.
Xubnaha aadka u muuqmuuqda ee shirka ka qeyb galay waxaa ka mid
ah Kornel Cabdi qeybdiid madaxa Booliska kooxda Ridada iyo Darwiish
madaxa Ashahaada la dirirka.
Warar ayaa sheegaya in Sh shariif uu shir gaar ah la galay cabdi
qeybdiid iyo darwiish ilaa iyo haddana waxa ay ka wada hadleen
lama xaqiijin.
Ujeedada shirka jabuuti ayaa lagu sheegay in la sameeynayo laba
Guddi oo isku dhaf ah oo ka wada shaqeeynaya siyaasadda iyo Amniga.
Si hor dhac ah ayaa loo saxiixay heshiiskii horay ay u wada galeen
labada kooxood ayadoo weli la sugaayo Saxiixa kama danbeysta ah
oo lagu wado inuu ka dhaco Makkah Al mukarramah.
Balse Gudiyada ayaa sii bilaabi doona shaqooyinkooda oo ay ugu
horeeyaan sidii loo hirgelin lahaa xabad joojinta iyo marin habaabinta
caamada si loo sharciyeeyo joogintaanka Ciidamada Amisom iyo kuwa
Qaramada midoobay ee la soo wado.
Shirkaan ayaa yimid xili ay madaxda sare ee kooxda Ridada ay
ku maqanyihiin Adis ababa si loogu soo meeriyo siyaasadda cusub
ee ay xabashidu dooneyso ka dib markay isku maandhaafeen fulinta
qorshaha cadowga ee Dalka soomaaliya.
Madaxda (UDS) ayaa sidoo kale is khilaafsan ayagoo u kala qeybsan
koox hoostagta erateriya iyo kooxda labaad ee UN ka xiriir dhow
la sameysatay Jabuutina xarun ka dhigatay.
Inkastoo shir lagu qabtay magaalada Sanca ee dalka yaman ayaan
haddana weli xal loo helin khilaafka labada garab ee ururka (UDS).
Ciidamada taabacsan ururuka dib u xureynta soomaaliya ayaa ku
wareeray cidda ay la safanayaan labada garab ee kala jooga Jabuuti
iyo Asmara.
Si loo soo afjaro khilaafaadkaas loona hanto ciidamada jaha wareersan
ayaa shir labaad lagu qabtay magaalada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan
inkastoo aanay qodobo wax ku ool ah ka soo bixin haddana natiijooyin
hor dhac ah oo la baahiyey ayaa waxaa aqriyey sh c/qaadir Cali
cumar Goddoomiye ku xigeenka labaad ee golahii maxaakimta islaamka
oo ahaa shir gudoonkii fadhiga.
Sh c/qaadir wuxuu sheegay in ay lgama taabtaan tahay midnimada
golaha maxaakiinta islaamka, iyo in khilaafaadka soo kala dhex
galay labada garab ee asmara iyo jabuuti aysan saameyn ku yeelan
doonin ciidamada gudaha ka dagaalamaya.
Haddaba waxaa is weydiin mudan maxaakiimta islaamka yaawaaye
ma sheikh shariif iyo xubnaha jabuuti joogaa? Mise Sheekh Xasan
Daahir iyo taageerayaashiisa Asmara ku sugan? Mise waa sh. c/qaadir
iyo Gudiga shirka shabeelada ka soo qeyb galay?
Golaha maxaakiinta waxay burbureen markii ay madaxdoodu ku biirtay
ururka dib u xureynta soomaaliya kuna milmeen halkaasi mar labaad
ayey burbureen markii labadii gudoomiye ee ugu sareysay GMIS ay
is khilaafeen ayagoo kala hogaaminaaya labada garab ee (UDS)ta,
halka ay mar sadaxaad burbureen marka gudoomiye ku xigeenka labaad
uu sheegay inuusan labada garab ee UDS midna ka amar qaadan.
Waxaa is weydiin mudan ilaa goorma ayaa lagu ciyaari doonaa maskaxda
dagaal yahanada dhiigooda huraaya ee ka hoos dagaalama UDs.
Allaah ayaan weydiisanaynaa inuu xaqa na tuso naguna sugo, Baadilkana
na tuso nagana duwo.
{ وَلِلَّهِ الْعِزَّةُ وَلِرَسُولِهِ وَلِلْمُؤْمِنِينَ وَلَكِنَّ الْمُنَافِقِينَ لا يَعْلَمُونَ}
اللهم منزل الكتاب سريع الحساب هازم الأحزاب
اهزم الإثيوبيين
الصليبيين
وإخوانهم المرتدين
ومن كان في صفــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــهم