Qarax ka dhacay Beledwayne oo ay
ku dhinteen labo askari oo Tigree ah tiro kalena ay ku dhaawacmeen
Arbaco
19 Shacbaan 1429 =20/08/2008
Qaar ka tirsan ciidamada Tigreega oo dhex lugaynayay magaalada
Beledwayne ayaa lagu weeraray Bam gacmeed waxana halkaa uga dhintay
labo askari halka ay ku dhaawacmeen tiro kale.
Qaraxan Bam gacmeedka loo adeegsaday oo ay fuliyeen guutada qaraxyada
ee Al-shabaab ayaa kusoo beegmay wakhti magaalada ay ka qaxeen
inta badan dadkii shacabka ahaa iyagoo ka cararay ciidamada gaalada
ee soo galay gudaha magaalada.
Beledwayne waa goobta kaliya ee ay ku suganyihiin Tigreegu marka
laga hadlayo dhammaan gobolada dhexe, waxaana halkaa ka dhaca
qaraxyo iyo weerao joogto ah oo la rabo in looga saaro ciidamada
cadowga ee soo duulay.
{ وَلِلَّهِ الْعِزَّةُ وَلِرَسُولِهِ وَلِلْمُؤْمِنِينَ وَلَكِنَّ الْمُنَافِقِينَ لا يَعْلَمُونَ}
اللهم منزل الكتاب سريع الحساب هازم الأحزاب
اهزم الإثيوبيين
الصليبيين
وإخوانهم المرتدين
ومن كان في صفــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــهم