Mooryaanta
Barre Hiiraale oo ku jabay dagaalkii maanta ay la galeen Mujaahidiinta
Al-shabaab
Arbaco
19 Shacbaan 1429 =20/08/2008
10 ka tirsan Maleeshiyada Barre hiiraale ayaa ku bakhtiyay dagaalkii
ay maanta kusoo qaadeen Mujaahidiinta halka 26 kalena dhaawacyo
ay soo gaareen.
Dagaalkan oo uu soo agaasimay Mujrim Barre hiiraale oo ah xildhibaan
ka tirsan dowladda ridada, rabitaankiisuna uu ahaa sidii uu uga
hor tagi lahaa shareecada Islaamka ee magaalada ka hirgashay ayaa
maanta ku khasaaraay ula jeedkiisii ahaa inuu magaalada ka saaro
Mujaahidiinta, waxaanu la kulmay jab aan yarayn.
Mujaahidiintu haatan waxay gacanta ku hayaan inta badan magaalada
iyagoo la wareegay xarumo markii hore ay joogeen Maleeshiyada
duulimaad soo qaaday, waxana hadda ay ku harsanyihiin maleeshiyadii
soo duushay xaafad kaliya oo ka tirsan magaalada Kismaayo.
Khasaarihii gaaray Mooryaanta waxaa ka mid ahaa in lagala wareegay
2 ka tirsan Baabuurtii ay kusoo dagaal tageen, dhimashadooduna
waxay gaartay 10 halka dhaawacana lagu sheegay 26.
Shacabka magaalada ku dhaqan ayaa horeMagaalada ugu soo dhaweeyay
Mujaahidiinta Al-shabaab iyagoo ka codsaday inay wax kala qabtaan
dhinaca amaanka magaalada oo xumaaday, arintaas oo wax wayn ay
ka badaleen Mujaahidintu, si wayna ay ugu diirsadeen shacabku.
Hadaba Mujaahidiinta Al-shabaab waxaa ka go'an in ay ka hor qaadaan
ummadda nin kasta oo kibirsan oo shareecada Islaamka diida kana
horyimaada, shaarkuu doono ha xirnaado.
{ وَلِلَّهِ الْعِزَّةُ وَلِرَسُولِهِ وَلِلْمُؤْمِنِينَ وَلَكِنَّ الْمُنَافِقِينَ لا يَعْلَمُونَ}
اللهم منزل الكتاب سريع الحساب هازم الأحزاب
اهزم الإثيوبيين
الصليبيين
وإخوانهم المرتدين
ومن كان في صفــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــهم