Dagaalo
culus oo maanta dib uga bilowday Kismaayo, kadib markii maleeshiyada
Barre Hiiraale ay mar labaad soo weerareen Mujaahidiinta
Khamiis
20 Shacbaan 1429 =21/08/2008
Dagaalkan oo bilowday barqinimadan maanta ayaa ka socda qaybo
badan oo ka mid ah gudaha iyo daafaha magaalada Kismaayo, waxana
sii kordhaya oo sii xoogaysanaya dagaalka marba marka ka dambaysa.
Maleeshiyada Barre Hiiraale ayaa ilaa shalay isku dayaysay inay
Mujaahidiinta ka saaraan magaalada, iyagoo soo abaabulay dagaalo
isdaba joog ah oo ay dhammaantood ku jabeen kuna guul daraysteen.
Maleeshiyadan ayaa u badan Isbaaralaydii Mujaahidiintu ka cayriyeen
Isbaarooyinkii, kuwaas oo ku qabay Isbaarada xoolo badan oo xaaraan
ah oo ay dadka ka dhici jireen, iyagoo dil macno daro ahna ku
hayay ummadda shacabka ah.
Hadaba bal aan la socono halka ay ku dambeeyaan Mooryaantan isa
soo urursatay ee dagaalka ba'an kusoo qaaday Mujaahidiinta, waxana
aan ogaan doonaa saacadaha soo socda faahfaahinta dagaalkan hadda
socda.
{ وَلِلَّهِ الْعِزَّةُ وَلِرَسُولِهِ وَلِلْمُؤْمِنِينَ وَلَكِنَّ الْمُنَافِقِينَ لا يَعْلَمُونَ}
اللهم منزل الكتاب سريع الحساب هازم الأحزاب
اهزم الإثيوبيين
الصليبيين
وإخوانهم المرتدين
ومن كان في صفــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــهم