Allaahu akbar: Weerar labaad
oo lagu qaaday gaalada Tigreega oo ku sugnaa xaafadda Xamar Bila
Talaado
18 Shacbaan 1429 =19/08/2008
Mujaahidiinta Al-shabaab waxay Mar labaad weerar ku qaadeen meel
aan ka fogayn Cali Kamiin oo ay ku sugnaayeen ciidanka Tigreegu,
dagaalka ayaa hadda looga soo qaaday dhinaca xaafadda Xamar Bila
oo koonfur ugu beegan Cali Kamiin.
Walina waxaa waxaa socda rasaas culus oo la is waydaarsanayo,
gaaladuna wali waxay madaafiic la beegsanayaan goobo ka baxsan
furinta dagaalka.
Waxa guul iyo wax Ilaahay loogu mahadiyo ah in Guutooyin Mujaahidiin
ah oo hubaysani ay magaalada badankeeda haystaan, isla markaana
maalin cad kolba dhinac ka weerarayaan xarumaha gaaladu ku xaraysanyihiin.
{ وَلِلَّهِ الْعِزَّةُ وَلِرَسُولِهِ وَلِلْمُؤْمِنِينَ وَلَكِنَّ الْمُنَافِقِينَ لا يَعْلَمُونَ}
اللهم منزل الكتاب سريع الحساب هازم الأحزاب
اهزم الإثيوبيين
الصليبيين
وإخوانهم المرتدين
ومن كان في صفــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــهم