Mujaahidiinta Al-shabaab oo weerar
culus ku qaaday ciidanka Tigreega ee fariisinka ku leh Cali Kamiin
Talaado
18 Shacbaan 1429 =19/08/2008
Weerarkan oo ahaa mid khidadaysan oo lagu qaaday Tigree iska
war la' , waxanalagu garaacay gantaalaha garabka laga tuuro sida
B10 iyo RPG iyo qoryaha darandooriga u dhaca.
Mujaahidiinta Al-shabaab oo iyagu weerarkan soo agaasimay ayaa
noo xaqiijiyay in ay cayrsadeen ciidankii fadhiyay safka hore
ee aaga Cali Kamiin, isla markaana khasaare xoogan gaarsiiyeen.
Ciidanka gaalada markii ay xanuun badan dareemeen waxay madaafiic
ku soo rideen dhinaca Suuqa Bakaaraha, madaafiicdaas oo aan illaa
hadda la xaqiijin wax ku dhintay, inkasta oo dhowr qof ay ku dhaawacmeen.
Gaalada soo duushay oo sida hadda laga war hayo kusoo ururtay
difaacu nafsi iyo madaafiic ay u tuuraan goobaha shacabku ku badanyihiin
ayaa hadda waxay aad u quudaraynaysaa in wax iyaga anfacaa ka
soo baxaan shirka Jabuuti, si mar uun ay nafis u helaan oo xabadda
looga daayo, fikirkaas oo ah mid riyo ah oo aan u suuro galayn.
{ وَلِلَّهِ الْعِزَّةُ وَلِرَسُولِهِ وَلِلْمُؤْمِنِينَ وَلَكِنَّ الْمُنَافِقِينَ لا يَعْلَمُونَ}
اللهم منزل الكتاب سريع الحساب هازم الأحزاب
اهزم الإثيوبيين
الصليبيين
وإخوانهم المرتدين
ومن كان في صفــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــهم