Magaalada Kismaayo oo laga
nadiifiyay Mooryaantii Barre Hiiraale
Jimco
21 Shacbaan 1429 =22/08/2008
Mujaaahidiinta Al-shabaab oo kaalmo ka helaya shacabka Kismaayo
ayaa ku guulaystay inay ka saaraan Magaalada Kismaayo mooryaantii
Barre Hiiraale ee maalmahan dagaalka ka waday Kismaayo.
Mujaahidiintu waxay dagaalka kula wareegeen baabuur dagaal iyo
hub faro badan oo ay ka qaniimaysteen Mooryaantii dagaalka maalmahan
kula jirtay Mujaahidiinta.
Magaalada hadda waxa si buuxda gacanta ugu haya Mujaahdiinta
, waxaanay soo celiyeen nabaddii iyo kala dambayntii iyagoo gaaf
wareegaya gudaha iyo daafaha magaalada Kismaayo.
Kadib dagaal saamayn badan ku yeeshay magaalada iyo shacabka
degen waxa hadda la sugayaa in ay magaalada si xor ah uga hirgasho
shareecada Islaamka oo ay hortaagnaayeen Mooryaantii laga saaray
maanta Magaalada.
{ وَلِلَّهِ الْعِزَّةُ وَلِرَسُولِهِ وَلِلْمُؤْمِنِينَ وَلَكِنَّ الْمُنَافِقِينَ لا يَعْلَمُونَ}
اللهم منزل الكتاب سريع الحساب هازم الأحزاب
اهزم الإثيوبيين
الصليبيين
وإخوانهم المرتدين
ومن كان في صفــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــهم